Magaca mashruuca: ceelka mashaariicda dil xijah 1444 H (588674)
waxay wargelinaysa hay’ada African Reliefe Comittee (ARC) qandaraas qodis ceel(مشروع البئر سقيا الماء -220م مشروعات ذى الحجه 1444 ه (588674)) GPS (9.54323056 , 45.53734722oo laga hir gelinayo magaalada burco – Togdheer
waxyaaba uu ka koobanyahay mashruucu
qodob | Halka lagu hagaajinayo | Wakhtiga iyo cinwaanka la dhamystirayo |
Fulint mashruuc ceel – mashaaricda dil xijah 1444 H – 588674 | Xafiiska xoghaynta maamulaha guud ama emailka | Tobon cisho kabilaabmaysa malinta baahinta |
Waxyaabaha loo baahanyey:-
1- In shirkadaha soo xareysanayaa ay haystaan liisanka iyo dhaman waraaqaha sharci ee ay ku shaqaynayan oo ah liisanka somaliland amba liisan dawladaha jarka ah ee carbeed
2- waraaqda dalabka (Bid) uu ku xaraysanayo waxa uu soo raacinayaa profile ay ku jiraan liiska, sawirada iyo xogaha la xadhiidha mashaariic hore ay ufuliyeen iyo sidoo kale shaqaalaha ushaqayanaya takhasuskana uleh shaqadan (Qodista iyo hawlaha fulineed ee ceelasha)
3- In ay ogolaadaan shirkadaha soo xaraysanaya dalabka (Bid)-ka dhamaan shuruudaha iyo tilmaamaha technicalka ah taaso koobsanaysa dhamaan shuruudaha iyo isudaba ridka looga baahanyey iyo heshiiska ku lifaaqan
4- dhaman dalabyada (Bid) lasoo xaraysanayaa waxay noqonaysa (oroginal + copy) saxeexa iyo shaambada shirkaduna ku taal taaso ah saxex iyo shaambad shaqaynaya inta uu mashruucu socdo.
5- mudada lagu so xaraysanayo wa toban cisho kabilabmaysa maalinta mashruuca la baahiyey
6- dalabka (Bid) waxa lagu soo hagaajinaya xoghaya Hay’ada ARC / Cabdi quduus addayaar, xaruntuna tahay Hargeisa – wadada berbera – xarunta agoomaha ee kuwaitiga – dhism maamulka iyada oo ku jirta envelope xidhan oo shabadeesa, amba fariinta emailka lagu so hagaajinayo akoonka: [email protected]
wixii faahfaahina kala xidhiidh:
maalinka udambaya ee la qabanayo tender-ku waa 2023/9/23
Eng Cabdalle Adam – afsomali – 0637020948
Eng Nazih Ahmed – Carabi & english – 0633278258
https://drive.google.com/drive/folders/1HDWfaufISLg4YWJYunOoDc2kWbgOms0u?usp=sharing