Magaca mashruuca: markas al amal al sixii – waqf umu badar – borama (586890)
Waxay wargelinaysa hay’ada African Reliefe Comittee (ARC) baahinayso qandraas fulinta mashruca xarunta caafimad (مشروع مركز الامل الصحي – وقف أم بدر – بورما (586890) oo laga hir gelinayo magaalada borama
waxyaaba uu ka koobanyahay mashruucu :
qodob | Halka lagu hagaajinayo | Wakhtiga iyo cinwaanka la dhamystirayo |
Fulint mashruuc fulinta – xarun caafimaad – umu badar – borama 586890 | Xafiiska xoghaynta maamulaha guud ama emailka | Tobon cisho kabilaabmaysa malinta baahinta |
Waxyaabaha loo baahanyey:-
Construction tender
Waxa ay war gelinaysa qaybta iibku – hay’ada ARC In ay baahinayso qandraas fulinta mashruca xarunta caafimad – dhakhtarka markasul amal (ground floor- dabaq) lagana fulinayo dhulka ay hay’adu ku leedahay magaalada borama, sida hoos ku xusan:
Waxyaabaha looga baahanyey cida so xaraysanaysa :
1 In shirkadaha soo xareysanayaa ay haystaan liisanka iyo dhaman waraaqaha sharci ee ay ku shaqaynayan oo ah liisanka somaliland amba dawladaha jarka ee ajaanibta amba carbeed
2 waxa uu koobsanaya baahinta mashruuco dhamaan shuruudaha iyo dhukumantiyada loo baahanyey ( shuruudaha guud – POQ– habraaca shaqooyinka teknikalka – nashqadaha iyo sawirada la xidhiidha mashruca ee injineereed) waxay ku lifaaqantay baahinta
3 shirkadaha xaraynaya wa in ay soo gudbiyaan shaqooyinkoodi hore ee la xidhiidha dhanka dhismaha iyo shaqoyinka weheliya iyo sidoo kale shahaadoyinkeedi khibradeed ee ay kasbatay (profile dhamayso tiran)
4 shirkadaha soo xaraynaya wa in ay soo gudbiyan qaab dhismeedka shaqaale iyo farsama yaqaan ee la xidhiidha shaqoyinka kala duwan ee mashruca iyo sidoo kale qaab dhismeedka maamul ee shirkada (structure manager)
5 dhamaan qiimaynta iyo dhukumantiyada laso xaraynayaa wa in ay saxeexa gudomiyaha yeeshaan iyo shaabada shirkada soo xaraysanaysa
6 dalabka (Bid) waxa lagu soo hagaajinayaa xoghaya Hay’ada ARC / Cabdi quduus addayaar , xarunta Hargeisa – wadada Berbera – xarunta agoomaha iyada oo agoomaha ee kuwaytiga .
baahinta mashruca waxa ku eegtay maalinta khamiista eek u began taariikhda 2023- 10-26 Iyago kuso hagaajinaya xafiiska guud ee hay’ada ee ku yaala xarunta agoomaha ee kuwaytiga dhanka bari ee magalada Hargeisa wixii faahfaahina kala xidhiidh:
maalinka udambaya ee la qabanayo tender-ku waa 2023/10/26
Wixii faah faahina kala xidhii emailka: [email protected]
Eng Cabdalle Adam – afsomali – 0637020948
Eng Nazih Ahmed – Carabi & english – 0633278258
https://drive.google.com/drive/folders/1MSNVKqtksA20mPFl1n_9Dwvlpuq3NILM?usp=drive_link