Waxay ay ku wargelinaysaa hay’adda African Releif committee ARC xafiiskeeda Somaliland qabashada codsiyada shirkadaha danaynaya dhismaha iyo fulinta dhamaan Shaqooyinka Injineernimo ee dhismaha, laydh gelinta iyo makaniga mashruuca dhakhtarka Hargeisa International ee masalaha.
Shuruudaha qiimaynta:
- Shirkadda soo xaraynasa qiimaynta waa inay u hogaansantaa Shuruudaha guud iyo tilmaamaha ku lifaaqan Ogaysiiskan.
- In uu ahaado xafiisku amba shirkadu mid sharciyeysan oo haysta liicsan khuseeya shaqada ay qabanayo kana diiwaan gashan xafiiska shirkadaha la talinta mid ah dawlad aha la Carabta amba ajaanib ta heer sarena ah.
- In ay oggolaato shirkadda so xareyasanaysa dhamaan shuruudaha iyo tilmaamaha farsamada Shaqooyinka, buuxisa a dhamaan Shuruudaha iyo talaabooyinka loo baahanyey.
- Shirkaddau waa inay soo gudbiysaa liiska iyo sawirada iyo tusaalayal Shaqooyin hore ay u fulisay oo tan la mid ah, iyo liiska shaqaalaheeda technical ka ah.
- Dhamaan qiimayaasha ay shirkadda soo gudbinayso wa in xafiiskeeda soo saxeexo, tahayna mid shaqaynaysa muddo 6 bilood ah oo ka bilaabata maalinta so gudbinta qiimaynta ama bahinta.
- Qiimaynta waxa lagu soo xaraynayaa muddo 30 cisho ah oo ka bilaabata maalinta la baahiyo Ogaysiiskan.
- Fiiro gaar ah wixii document ah lagu so hagaajiyo xafiiska xoghayaha manger ka guud ee hay’adda African Releif committee ARC.
Ciddii buuxisa dhammaan shuruudaha fadlan la soo xidhiidh Waaxda Qandaraasyada ee xafiiska Guddiga Gargaarka Afrika ee Hargeysa,
Ahmed Abdel Rahman, NO: +252 63 4404209
Sketches of the project