markas al amal al sixii – waqf umu badar – borama (586890)

Magaca mashruuca:  markas al amal al sixii – waqf umu badar – borama (586890) Waxay wargelinaysa hay’ada African Reliefe Comittee (ARC) baahinayso qandraas fulinta mashruca xarunta caafimad (مشروع مركز الامل الصحي – وقف أم بدر – بورما (586890) oo laga hir gelinayo magaalada borama waxyaaba uu ka koobanyahay mashruucu : qodob Halka lagu hagaajinayo Wakhtiga…